|
Siirada Rasuulka S.C.W & Asxaabta. |
|
|
-
Siirada Rasuulka S.C.W
( 2 items )
Casharadan xiriirka ah ee aan kusoo koobnay boggan waxa ay ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed (Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee). Cashar kasta marka uu dhammaado waxaa dhanka hoose ku lifaaqan fallaar tilmaameysa casharka xiga. Marka fallaartaas la gujiyo waxay si fudud kuugu sii xiriirineysaa casharka xiga. Sidoo kale dhanka midig (iyo dhanka hoose) ee baal ama bog kasta oo ka mid ah casharadan waxaa ku qoran tiro kuu fududeyneysa in casharkii aad doontid aad si fudud toos u booqan kartid.
-
ASXAABTA Rasuulka S.C.W
( 3 items )
Bahda Somalislam waxay akhristayaasha qiimaha badan halkan ugu soo gudbinayaan casharro ku saabsan habnololeedkii saxaabadii Rasuulka (scw).
|